MAQAALO

Maxay kala kulmeen Ciidamada Puntland deegaanka tuka raq

Dagalkii.saaka.putland soo qaaday.waxay kalla kulantay.sidan oo yaab ku noqotay xaga somaliya waxa jiida ku sugnaa.inka badan.120.kornayl oo somalind ah oo si toos ah u hagayey dagalka ay soo qaadi doonan somaliya xaga difaca ciidanka somalind waxa u taagna.15.kun oo ciidan ah iyo shan kurmad ah.iyo.20.kun oo gaadiidka gaashaman ah oo ay ka mid yihin.4.kaare.madafiicda Goobta oo si heer sare ah loo hagayey..xaga putland and somaliya waxa weerar ahaa.inka badan.90.kornayl.iyo.12.kun oo ciidanka lugta ah iyo..gadiib.gaashaman.oo tiro ahaan..aad u badna..waxba la isulama hadhin xaga dagalka.somaliya waxa gacanta lagu dhigay.taliyihi dagaal gelinta putland taliye.muxya diin.iyo 4.gaadhi gaashaman.halka laga gubey.2.gaadhi. Xaga maxabiusta.20.nin oo putland ah.xaga dhimasha putland.waa.50.ninxaga dhaawaca.putland.waa.150..xaga somalind. Dhimashadu.waa.11.nin.ay ku jiraan.laba taliye.xaga dhaawaca.somalind.waa.32.nin. Xalada qiimaynta waa guul somalind waxana kuu cadaynaysa guusha somalind ciidankii qaranku waxay joogan.halkii hore meel ka shiishaysa.wanay fashiliyeen.hu juunkii somaliya balse welii ciidamadu ma gaadhin xadkii somalind xaladu waa iska caadii guud ahaan.

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag