Warar

Baaq Nabadeed uu soo saaray Ururka Midnimada Direed (UMD) shaqaaqada Beelaha walaalaha ah ee Jaarso iyo Geri

Ururka Midnimada Direed waxuu baaq u dirayaa Beelaha walaalaha ah ee Beesha Jaarso (Dir) iyo Beesha Geri (Daarood)  ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Tuli Guuleed

Waxa madax dhaqameedka iyo aqoon yahanka magacyadoodu hoos ku xusan yiin ugu baaqayaan beelaha walaalaha ah in colaada iyo dhiiga daadanaya la joojiyo khilaafka labada beeloodna lagu dhameeyo wada hadal

Dawlad deegaanka somaalida iyo cid kasta oo gacan ka gaysan karta nabada beelaha walaalaha ahna waxaanu ka codsanaynaa  in arintaa si xil kasnimo leh loo xaliyo loona dhex galo beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Tuli Guuleed

wa bilaahi tawfiiq

1.Boqor Osman Aw Maxamed (Buurmadow)

2. Suldan Bashiir Geele.
3. Suldan Hussein Sh.
4 Suldaan Ismail Suldaan Odowaa Osman.
5. Suldan Yuusuf Mohamoud Xiirey.
6. Suldan Ibrahim Cali Haji.
7. Suldan Husein Sheekh Osman.
8. Suldan Ibrahim Adan Daldal.
9. Ugaas Mohamud Ahmed Hersi

10. G.Ibrahim Ali Adan.
11. Mohamed Nuur Ahmed
12. Suxufi Abdirizaq Osman Fadal
13. Abdiqaadir Mohamud Xarbi
14. Mohamed Ismail
15. Prof. Abdisalan Ahmed Yuusuf
16. Abdikarim Ahmed Warsame
17. Mohamed Abdi
18. Osman Mohamed Adan (Osman Shayn)
19. Aqoon yahan Axmed Shell
20. Ciise Sheekh Ismail
21. Muxyadiin Muuse Sh. Abraar
22. Abiib H. Yaasiin
23. Sheekh Mohamed Bocor
24. Ali Sheekh Xasan
25. Mohamed Qawdhan
26. Yussuf Mukhtar Hussein
27. Sheekh Hassan Sheekh Abdirashid
28. Cabdi samad caqli nageeye
29. Maxamed Cali Haybe

30.Ismaaciil Aadan Yuusuf

Allaa Mahad Iska leh.
Xoghayaha Guud ee UMD
Abdifatah Haji Buhe

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag