MAQAALO Warar

BEESHA ARAB OO KU GACAN SAYDHAY HABKA SAAMI QAYBSIGA XISBIGA WADANI

Saami qaybsiga hawl wadeenada xisbiga wadani .
Waxaa ka muuqata cadaalad daro wayn
121 kaa xubnood ee gudiyada ah . Waxaa beesha koonfurta haragaysa iyo gobolka hawd iyo waqooyiga burco . Lagaga daray 8 xubnood . Halka beelaa qaar 45 yihiin qaarna 37 yihiin qaarana 31 yihiin .
Waxaan xaq u leeyey wixii beelaa kale lagaga daray .
Waxaan arkayaa sidaa hoos beesha arab loogu dhigay in xukumada wadanina sidaas ay kasii hoosayn doonto .
Waayo maanta ninka isagoo cod naga raba sidaa noo qiimo dareeyey .haduu ku guulaysto may qiimaynayaa waa maya .
Waxaan leeyey hadii beeshani kula fududaatay way kula cuslaan .raacdadooduna way adkaan .
Wixii xaq aanu u leenay kama habranayno waanu ka hadlaynaa . Hadii loo haysto inaanu jeebka ku jirno kuma jirno c/raxmaanow . Waxaad beeshaada siisay ma waxaad garan wayday beelaa kuu codaynaya sii .
Maad garan waayine waa badheedh iyo halkaad ka taagantay beesha arab .
Qiimo uma haysid waanay muuqataa .
Ilaa xilal ayaanad ka siin saamigii fulinta oo lagaa xishooday . Maanta se mataalo in lagaa xishoodo .
Waana laysku cadaysan doonaa . Badaana wax walba lasoo dhigi .
Hadhaw ayaa la yidhaa reer hebel namay wanaajin iyo jilibkaasi way na xumeeyeen .
Maanta dadku waa qoysas . Waxaa iman doonta in jilibo dhami kalsoonidii dib ula laabtaan . Cidii wax ka qabanaysa arintaa waa cid u damqanaysa wadani waxaanse hubaa inay lasoo safan doonaan kuwii ay waajibka ku ahayd inay qabtaan qaladka .
Waliba aniga isoo weerari donaan oo aflagaado ay lasoo joogsan taasna waxay sii cadayn doontaa qiimo darada beeshan loo hayo . Xaqa waa loo hiiliyaa wixii xaqdaro ahna layskuma taageero hadaanu xaq daro ka hadlayno si fiican in nalooo qabtaa waa waajib hadii aanu cadaalad daro muuqato ka hadlaynana hanalaga daayo oo ha lays qabto .
Kulmiyaan guulwadayn ku diiday wadanina miyaan guul wadeeya oon qalad iyo cadalad daraba ma waa saxbaan idhaa waa maya taasi waa taynu rabno inaynu dalka ka badalno . Hadaba arintaas way taagantay waxayna keeni doontaa foolxumo somaliland shacbigeeda wada gaadha .
Wsc
. .Cabdi Xakiin Gaaxnuug

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag