MAQAALO

Borco & Nollosha Adag Ee ku Gadaaman Bulshada khaddar m Akar

Borco Dhanbaalnews. Waxan Ila shalay ku sugna
Magalada Borco “
Magalada Borco waxa Iga Muuqday
Is Badal Dhanka bulshada Ah
Waxa Anka Dareemayay
meelaha Dhalinyarado
Habeenki Ku Cawayn Jirtay
Oo xalay Anay wax Dhalinyaro ah
Ku sugnayn “ sababto Ah
Duruufaha Ku Gadaman
Gayiga somaliland Aya iska
Noqotay xalaad kulba dhan u Guraysa oo An Fadhiyin“

Borco waxa ka muuqday sixiir Barar
Bulshada ku Nool Borco
Aya ka Dhayrinaysa Nolosha Adag ee ka jirta Borco“
Dhanka Amniga Aya isna Dabcay
Oo waxad Dhacda “ shaqaqoyin

Cimilada “ waa Kulayl sa.iid Ah
Mana socon kaetid mararka qaarki
Dhanka Doorashada“

magalada Murfiishyada ku Yaal
Ee Lagu Falanqeeyo siyaasada
Aya Ah mid Kala qaybsan
Muraan Badana Abuurta
Mararka qaar
Khaddar m Askar
Borco

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag