Music

Allgemein Basketball CAAFIMAAD Celebrities English News Entertainment Fashion FILIMO Food & Drinks Football Golf jacfar jacfar KARTOON SOMALI MAQAALO Movies Music Soccer Sports Taariikh Technology Tennis Travel Uncategorized Warar

Daawo:- Hees Hada Daawaha Laga Soo Qaaday Oo Lamagac Baxday (Hablaha)

Hargeisa(Dhanbaal-News) Daawo:- Hees Hada Daawaha Laga Soo Qaaday Oo Lamagac Baxday (Hablaha)
 
 
 
 

Share on: WhatsApp

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag

Featured

Allgemein

Hargeisa(Dhambaal) Wasiirku xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Md Naasir Caydiid Ayaa Wararka Nagasoo gaadhaya Maamulka Degmada Salaxley Ay Sheegayaan Inuu amar kubixiyay inla xidho qaarkamid Ah kastamada Cashuuraha Degamada Salaxley Warkan Oo Uu Noo Xaqiijiyeen Masuulka Tirsan Maamulka Dawlada Hoose Ee Salaxley Ayaa Waxa Uu Noo Sheegay In Uu Wasiirku Shaqaalihii Laba Kastam Oo Cashuuraha Lagu Qaadi Jiray Uu Kasoo Qaaday Goobahoodi Isla Markaana Uu Ku Amray In Ay Tagaan Degmo kale Oo Aanu Deegaankani Hoos Tagin Masuulka Wuxuu intaas Noogu Daray In Wada Hadal Uu Hada Usocdo Wasiirka Iyo Maamulka Salaxley Isla markaana Ay Cabashadoodu Ugudbiyeen Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Dawlada Dhexe Hadaba Waxa Maamulka Iyo Dadwaynaha Deegaanka Salaxley Ay Iswaydiinayaan Sababta Kukaliftay Wasiirkan Inuu Arinkan Kukaco Isaga Oo Uu Wasiirku Uu Kamasuul Yahay Isla Markaana Ay Shaqadiisu Tahay Amniga Guud Iyo Nabadgelyada Dalka Ee Aanay Shaqadiisu Ahayn Kastamada Cashuuraha Dhawaan Ayay Ahayd markii Uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Uu Md Naasir Caydiid Isaga Oo Ah Gudoomiyaha Degmada Maxamed Mooge Uu Umagacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Dhanka kale Waxaa Iyana Iswaydiinleh Halkay iskasoo Galaan Maamul ahaan Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Wasaarada Maaliyada Siiba Waaxaha Cashuuraha Ee Kastamada ? Arintan Ayaa Ah Sharci jabin Taasoo Kahor imanaysa Nidaamka Ay kuwada shaqeeyaan Wasaaradaha Dalku Iyo Xeerarka Uyaala Taasoo Cadaynaysa Talaabadan Uu Wasiirku Qaaday Sharci Jabin Hadaba Waxa Ay Suaashu Tahay Madana Gaara Ayaa Jira Oo Uu wasiirku Kaleeyahay Deegaankaas ? Maxifiltan Gaar Ah Ayaa kadhaxeeya Maauuliyiinta Degmada Salaxley Iyo Wasiirka ? Ma wasiirka Ayaan Garanayn Shaqada Qaranku Uu U Igamaday Iyada Oo Ay Talaabadani Tahay Talaabo Aan Hore Udhicin ?