Warar

Daawo:- Dugsiga Jiil Aljadiid Oo Munaasibad U Qabtay Arday Ka Qalan Jabisay Dufcadii Sagaalaad Sanad Dugsiyeedka 2018-2019 + Sawiro

Hargeisa(Dhanbaal-News) Xaflada Sanad Dugsiyeedka 2018-2019 iyo sabootinta dufadii sagaalaad ee ka baxda dugsiga Jiil aljadid ee magaalada hargeisa ayaa munaasibad loogu qabtay hotel kaah ee magaalada hargeisa waxaan madasha goob joog ka ahaa madax dhaqameed waalidiin marti sharaf maamulka iyo macalimiinta.

Ugu horayn halkaas waxaa ka hadlay maamulaha dugsiga jiil al jadiid Max’ud xuseen muuse oo ka warbixiyay ujeedada xafladan

Intii uu munaasibadu socotay halkaasi maamulka dugsiga ay abaal marino qaali ah oo iskugu jira Mobile casri ah kuwii ugu dambeeyay ah  laptob iyo dahab lagudoon siyay ardaydii kaalmaha ugu sareysay gashay imtixaankii shahaadiga ahaa ee ay qaaday hay’ada geeska africa oo ardaydoodu ahayd 6arday oo ay ku guulaysteen

Sidoo kale halkaas waxaa ka hadlay xubno iskugu jira waalidiin culimaaudiin madax dhaqameed oo dhamaantod si iskumid ah u bogaadiyay tayada waxbarsho ee dugsiga jiil aljadiid ee magaalad hargeisa.

Gabagabadii halkaasi ardayda dugsiga wax ka barata ay abaalmarino iyo shahaadooyin ba ay ku maamuuseen maamulka iyo macalimiinta dugsiga jiil aljadiid, halka maamulka dugsigaasina ay ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaanaadkii dugsiga iyaguna ku maamuuseen abaal marino

 

 

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Sawirada iyo video

 

 

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag