Warar

DADWEYNAHA CAASIMADA HARGEISA OO MAANTA SI WEYN U SOO DHAWEEYAY MADAXWEYNAHA SOMALILAND

Dhanbaalnews.Dadweynaha caasimada hargeisa ayaa maanra si weyn u soo dhaweeyay madaxweynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi

Madaxweynaha ayaa dadweynaha ku la hadlay fagaare loo sii diyaariyay oo ku yaala xaafada haleeya oo ka tirsan Degmada ahmed Macalin Haarun ee Hargeisa iyadoo si weyn halkaa loogu soi dhaweeyay

Qaban qaabada soo dhawaynta oo ay ka dhex muuqdeen 8 degmo ee caasimada hargeisa po ay hormood u ahaayeen duqa caasimada abdirahaman Abdirahman Mohamoud Aideed Ahmed Yoonis Juxa Deputy Mayor Cabdi Casiis oo soo qabanqaabiyay soo dhawaynta madaxweynaha ee caasimada kuna suntan so dhawaynta

 

Dhanbaalnews hargeisa office

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag