English News Warar

Degdeg Daawo Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Waddani oo Dirqi kaga Badbaaday Shirooq Khaarajina

21.12.2016/Hargeisa/ Dhanbaalnews

War Deg Deg ah Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Waddani oo Dirqi kaga Badbaaday Shirooq Khaarajina oo Caawa Loodhigay

War hada na soo gaadhay  ayaa Sheegay in   Goordhawayd  oo Caawa ah  uu Dirqi  kaga Badbaaday Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada  ee Xisbiga Waddani  Maxamed Sidiiq  Dhamme   kadib Markii Kooxo  aan hayb tooda la oqoonsan   balse    umuuqday Mafia  uu Xisbiga kulmiye  Soo adeegsaday   ay  weerar  khaarajin ah kusoo  qaadeen Gudoomiye   Maxamed Sidiiq Dhame  waxana Gudoomiyaha   Soogaadhay Dhaawacyo    Culus , sidoo  kale  waxa laburburiyay  Gaadhigii uu Watay.

sa

kkp

Dhacdadan ayaa    dabacsota Shirqoolo      lagu beegsanayo Madaxda  Xisbiga Wadani waxana Habeen  Hore Weerar kan oo kale ah oo Dhaawacyo Culus lagu Gaadhsiiyay  Gudoomiyaha Cadaalada   ee Xisbiga Waddani   Haldoor Barkhad Jaamac Batuun.
 Xisbiga Waddani ayaa Shirqoolada  Ku eedeeyay in uu Kadanbeeyo Xisbiga  Kulmiye  iyo Xukuumada  Siilaanyo  si loogu Cabsi Galiyo Madaxda  Xisbiga Waddani
k
 Wixii  Warar ah  kasoo Kordha   kala Soco Baahinta Somalilandlive Media  ee Berito hadii allah  Idmo

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag