Warar

DEGDEG MUJAAHID SHABAC KOOSAAR DHUULE OO XABSIGA LOO TAXAABAY MUJ SHABAC KOOSAAR AYAA KA TIRSAN SARAAKIISHA CIIDANKA QARANKA EE JIIDA TUKARAQ

Kornayl Shacab Koosar Oo Ka mid ahaa Ururkii (SNM)  ragii u hor talaabay hadana ka tirsan saraakiisha Ciidanka qaranka ee Jiida Tukaraq Mujaahidka oo hada ah Gaashaanle ayaa Loo Taxaabay, Kadib Markii Sarkaal Sarre oo Aay isku jufo Hoose aay Yihiin Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliand Mr“Nuux-Taani) Muran Dhex marray Isna Afdhaafeen, Sidaanna uu ku Waayey Xoriyaddiisi Shaqsi Iyo Middi Ciidan Nimaba!!

Wiil ka Xidhay Mujaahidka Ayaa ah, Nin isku Halleyn ka Haysto adeerki Nuux. Isagoo Amarkana Bixiyay weliba

Ilaa Hadda Wax war ahi kamay soo Bixin Taliska Ciidanka Qaranka Xadhiga Konayl Shabac koosaar ayaa dabada ku haya shaki lagu wanjalayo inuu ku biirayo jabhada Caare Kornaylkan oo SNM ku biiray 1983 ayaa ahaa dagaal geliyahii Guutadii 12 aad ee SNM waxa uu si wayn ugu suntanaa halgankii dalka lagu xoreeyay

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag