Warar

Degdeg Sarkaal qaab beeleed derejada loogu diiday Dhame Mustafe Cali Maxamed

Taliye Nuux Taani waxa uu iigu jawaabay anigaa sidaa gartay

Sidaynu wada ognahay dhawaan ayay ahayd markii aan ka soo baxnay kuliyadaha ciidamada itoobiya taasoo si sharaf leh uu madaxweynaha

qaranku noogu qaabilay xafiiskiisa naguna gudoonsiiyay shahaado sharafyo…hadaba

maalintii sabtida ayaa waxa dhacay Arin aad u yaab galisay dhamaan ciidamadeena qaranka markii saraakiishii isku midka ahayd dhamaan la dalacsiiyay si badheedh ahna looga tagay

Capt .Mustafe Cali maxamed oo ah aniga faaladan qoraya ….talyaha ciidanku nuux Ismail tani lix qof ayuu u cadaalad samayn waayay oo sabab laaan uu iiga reebay liiska lixda sarkaal ee dalacday…

niyad jabka aan arkay iyo eexda laygula kacay waa danbi qaran …waxaan madaxweynaha qarankan Somaliland Mr biixi farayaa inuu hoos u eego arinkan si aan dhibaato hadhaw laga sheekayn u dhicin iyo arimo aan loo baahnayn….

Qore.dhame mustafe Ali mohamed

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag