English News MAQAALO Warar

Degdeg Xisbiga Kulmiye oo isu diyaarinaya dagaal baa buurtii ugu tirada badnayd abid ee ah kuwa dagaalka oo uu la soo degay iyo kuwo kale oo hada kurta lagaga jarayo geerash ku yaala magaalada hargaysa

815782621_1542119559137637_1182307149_n1 15801222_1542119199137673_1606866035_n1 15801747_1542119139137679_253122715_n1Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargaysa waxa Xisbiga talada dalka haya ee kulmiye isu diyaarinayaa xaalad dagaal isaga oo maal mahi ugu danbeeyay kala soo degay dekada magaalada Berbera gaadiid tiro badan oo nooca dagaalka isla markaana xalay habeenimadii kurta lagaga gooyay geerash ku yaala magaalada hargaysa lix baa buur oo kuwa qoryaha lagu rakibo ah arintan ayaa dareen cabsiyeed iyo khal khal ku abuurtay dad waynaha ku dhaqan caasimada somaliland ee Hargaysa

 

kala soco waxii warara ee arintaas ka soo kordha shebekada wararka ee dhanbaalnews

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag