Warar

DEGMADA AHMED M.HAARUUN OO UU SI RASMI AH UGA BILAABMAY OLOLIHII CASHUURAHA D.HOOSE EE HARGEISA

DHANBAALNEWS.WAXAA MAANTA SI RASMI AH UGA BILAABMAY DEGMADA AHMED MACALIN HAARUUN EE HARGEISA… OLOLIHII CASHUURAHA EE DAWLADA EE HARGEISA IYADOO DEGMADA LAGU SOO XOOJIYAY 85 XUBNOOD OO SHAQAALAHA D.HOOSE EE HARGEISA OO KA KALA YIMI XARUNTA DHEXE EE D.HOOSE IYO DEGMOOYINKA CAASIMADA hargeiaa

GUDOOMIYAHA DEGMADA AHMED MACALIN HAARUUN OO LA HADLAAYAY SHAQAALAHA KA HAWLGALAYAA DEGMADA KUNA DARDAARAY IN AY SI FIICAN.ULA DHAQMAAN DADWEYNAHA
ISAGOO DADWAYNAHA NA UGU BAAQAY IN AY CASHUURTA BIXIYAAN
DHANBAALNEWS HARGESA OFFICE

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag