MAQAALO

Doqonimada Laga qaado Baraha Bulshada

#DOQONIMADA_LAGA_QAADO_SOCIAL_MEDIA_AMA
#WAXA_LO_YAQANO_FECE_BOOK

Madama An somali Ahay mawducayguna Ku wajahan Yahay dad somali Ah ‚ waxa Laga Marman Ah In Aynu Farta Ku Riixnu Boogta Si Aynu u Oganu Ceebta Ina Haysata‘ somalida waxa Lagu Yaqan Dhaqanka wanagsan
Waxaynu Lenahay Qiyam & Akhlaqiyad Guud oo Aynu Ilashanu, islanimada & Arimo Badan Aya U Sabab Ah

Lakin Nasib Darro Dhaqanka wanagsan
Dad Gabdho U Badan Aya Ku Tuntay
Waxan Qiyasaya In Anan Danbabayn
Haddan Idhahdo Gabdhahena waa Dad
Ugu Badan ee so Gala Live FECEBOOK
Gabdhahena NISBI AHAN‘ marka Lo eego wadan wadan‘ so Galida Fece book

Live ‚ Ceeb Maha marku Qofku Ka Hadlayo Wax Muhiim Ah“ Lakin Dadka Qaar Waxay
sameeyan waa wax Ad u xun
Dhaqankena Kuma Jirto In Gabdhaha
Qaar sida u Hadlan Iyagu Qaylinaya
Isa so dhigan Fece Book‘ waxa Xusid Modan In Ay Yahin Qayb Yar oo Dumarkeena Ka Mida ‚ waxan Rajaynaya
In Dumarka caqliga Ka Shaqaysiyan Kana Fogadan Arinkas‘ Hadad Ku Tilmamayso Xoriyad Xoriyaado sida maha FECEBOOK Waxa U Ka Dhigaya
Qof eeber Ah Ama mala Yacni Ah
Darasad Ay sameyen Macahiid
Calamiya Aya waxa Lagu so Bandhigay
Dhibta ka dheex dhacda isticmalka
Social media &
Hadda Ma xasuusto Macadka Lakin waxa u ku Yala Jarmalka Daraasad Rasmi Ah oy
Qaday Aya waxa La Ogaday In FB Laga Qaado Doqonimo ‚ Qofkuna Isku Badalayo Caqli Ahan waxan Jirin

Gabadh Masariyad Ah oo La waraysanayay Aya Sheegtay isticmalka FB siday Ugu Walaftay waxay sheegtay
Xata In Ay so dhigtay xidhidhka Ka dhaxeeya Iyada & Ninkeeda
Malinkas Ayan ogaday Ayay tidhi In wadada Halaga An Cagta saray
Waxay Sheegtay In Ay Jojisay Ayanta waxii Ka danbeeyay “ socia media waa
Sidi Mukhadaradka oo Kale
Waxay so Bararugtay Wakhti Ay Dadnimadedi & Qimaheedi Dhinteen

Immam Qassali Aya yidhi Dadku way Hurdan Lakin Markay dhintan Ayay so Bararugan ‚

FECE BOOK waxa U Leyahay Barnamajyo ka dhigaya sidi Ay Xadhig Lagu waddo
Oo Kale “ Markad isticmalka Fece Book
Badsato waxad Ka dhaxlaysa in Cid Kale Ku Hogamiso oo Majaraha Ku Qabatay

Bal U Fiirso Ummad Dhan oo Meel Wada Fadhida oo An Isla Haysan Midba Meel
Kale Ayu Ku Maqan Yahay ‚ waxa Yarada Xidhidhka Ad Bulshada ad Ka mid Tahay La Lahayd waxa Yarada Fiigrada Ama
Qaab Fikirka shakhsiga

Waa Nolol Been Ah oo markad eegto
Dhawac Ku dhaxalsin Doona ‚ sababto ah Akhlaqiyan Dadka isticmala oo wax Kasta so Galiya sida Dumar qaqawan
Ama Filimada Xun Xun

WQ Askar Mahamed Askar

Alle Aya mahadleh
By

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag