Warar

DUQA CAASIMADA HARGEISA IYO KU XIGEENKISA XOGHAYAHA FULINTA D.HOOSE OO HORMOOD U AHAA SO DHAWAYNTA MADAXWEYNAHA EE MAANTA

DHANBAALNEWSMayorka caasimadda hargaysa mudane Abdirahman Mohamoud Aideed soltelco oo maanta hormood ka ahaa soo dhawayn loo qaban qaabiyay madaxweyne muuse biixi cabdi oo kasoo laabtay safar dheer oo uu kusoo maray goboladda dalka oo dhan oo dhamaan shacabka somaliland ay ku muujiyeen midnimadda umaddnimadooda iyo kalgacalka ay u qabeen madaxweynahooda oo markii ugu horaysay intii la doortay ay la kulmeen.

Waxa aan maqli jiray talyaani Roma jooga maxaad ka taqaan allaylehe mayor soltelco iyo Deputy Mayor Cabdi Casiis waxay wacdarro ka dhigeen caasimadda ay maamulkeeda hormoodka ka yihiin.

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag