Warar

DUQA CAASIMADA HARGEISA OO MAALINTA BERI IMANAAYA HARGEISA IYO WARKA BEEN ABUURKA AH GARYAQAAN M.GEELJIRE WARAYSI

DHANBAALNEWS .DUQA CAASIMADA HARGEISA ABDIRAHMAN MOHAMOUD  AIDEED ayaa la filayaa in uu maalinta beri sabtida ku soo aadan yahay caasimada hargeisa isagoo dhawr maalmood uun safar shaqo ugu maqnaa magalaada sdis ababa ee dalka itoobiya

iyadoo maanta war baahinta qaar iyo baraha bulshadu baahinayeen warar been abuur ah  oo odhanaaya in moyerku iska dhiibay wadanka sweden qoxoonti ahaan warkaas oo aha mid aan sal iyo raad lahayn oo uu meel uu ka yimi jirin

shabakada dhanbaalnews ayaa wax ka weydiisay gudoomiyaha degmada macalin haaruun oo warkaasi ku sheegsy mid aan waxba ka jirin una xaqiijiyay shabakada in duqa caasimadu safsr shaqo ugu maqnaa adis ababa berina dalka ku soo laabanaayo

isagoo gudoomiyuhu meesha ka saaray warkaasi been abuurka ah una xaqiijitay shabakada  in  aanu sweden aadin

 

 

dhanbaalnews

gargeisa staff

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag