English News Warar

Gudida Abaaraha ee Magaalooyinka Munich iyo Augsbrug Jarmalka oo deeq lacageed u diray Dadka Abaaruhu ku dhaceen

11.12.2016 (Munich) Dhanbaalnews

Gudida Abaaraha ee Magaalooyinka Munich iyo Augsbrug Jarmalka oo deeq lacageed u diray Daddka Abaaruhu  ku dhaceen.

Gudida abaraaha ee magaloyinka Munich iyo Augsbrug ayaa dhawaan waxay ka ururiyeen labadaa magaalo deeq lacageed oo loogu talo galay dadka abaaruhu ku habsadeen ee Bariga Somaliland, lacagtaa oo laga soo ururiyay dadka somalida ee ku dhaqan guud ahaan Gobolka Bayern jarmalka oo sadaqad ula baxay, si ay u cawiyaan dadkooda abaartu sameeyeen.

lacagta waxda lagu hagaajiyay SHEEKH CALI WARSAME oo ka midaa sheekhyada waawayn ee somalida ka caanka ah, lacagtaasi markay gaadho sheekh cali waxuu soo galin doonaa warbaahinta kala duwan si loo ogaado in lacagtaasi gaadhay

Lacagta la diray waxay dhantay 2,800$ (laba kun iyo sideed boqol)

insha.allah

shcali

 

 

ALLAH MAHAD LEH

 

 

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag