Warar

GUDOMIYAHA DEGMADA MACALIN HAARUN IYO XOGHAYAHA FULINTA D.HOOSE EE HARGEISA OO MAANTA WADDOYIN LAAMI CASRI AH LAGA DHIGAAYO BANEEYAY DEGMADA MACALIN HARUN

 

DHANBAAL NEWS GUDOOMIYAHA DEGMADA AHMED MACALIN HAARUUN  GARYAQAAN MOHAMED GEELJIRE IYO XOGHAYA FULINTA DAWLADA
HOOSE Ee hargeisa AHMED YOONIS JUXA AYAA MAANTA BANEEYAY WADDO Yin LA QOON DEEYAY LAAMI CASRI AH OO DHAWAAN LAGA BILAABO DOONO DEGMADA MACALIN HAARUUN XAAFADA CALI ROOBLE OO U DHAW HOTEL XAMDI INA AFDIINLE DABADIISA WADADA MARTA una socota woqooyi waxaa maanta galay cagafyo badan oo halkaa ku jirey

WADADAN OO DHERERKEEDU YAHAY 1.5 KM OO AY ISKA KAASHANAYAAN DAWLADA HOOSE IYO DADKA XAAFADA UNA SOCOTA WOQOOYI.. HOTEL XAMDI AGTISA

Ma ahaa markii ugu horaysay ee degmada ahmed macalin haaruun laga hirgaliyay wadooyin casriya iyadoo duqa caasimadu ugu balan qaaday in uu u samayn doono ilaa sadex waddo inta ka hadhay sanadka marka dadweynuhu la yimaadaan wax wada qabsiga

Gacmo wada jir ayay ayau wax ku gooyaan Wax qabso wax ha lagula qabtee

 

DHANBAALNEWS

HARGEISA OFFICE 

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag