Warar

GUDOOMIYAHA DEGMADA MACALIN HAARUUN OO KA HADLEY FAAIIDOOYINKA JIDKA BERBERA CORRIDOR

.
ďhanbaalnews.gudoomiyaha degmada ahmed macalin haaruun garyaqaan mohamed geeljire ayaa ka hadley una iftiimiyay dadweynaha mashruuca berbera coridor iyo faaiidooyinka uu u leeyahay qaran kan .isagoo sheegay in uu magaalada dusheedana la marinaayo marka uu jidku ku soo dhawaado caasimada si gaadiidka shixnadaha culus sida ama kuwa transitka ahi aanay magaalada cidhiidhi galin

isagoo ka hadlaya gudoomiyuhu waxaa uu sheegay in isu socodka berbera iyo wajaale ay sahlanaan doonan si dhib yarna gaadidku u gaadhi doonan

waa mashruuci ugu balaadhnaa ee laga hirgaliyo somaliland intii ay xornimadeeda la soo noqotay iyadoo laga heli doono

Shaqaale badan iyo shirkado wadani ah ayaa shaqo ka helaya oo dakhli ka soo gelayaa.

iyo Dhulka ay waddadaasi mareyso waxa ka furmi doona ganacsi iyo meherado badan oo cusub, sida kaalmo shidaal, makhaayado, iyo hudheelo.

dhanbaalnews hargeisa office

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag