Warar

HORTA MA XAGA DHALIISHA AYUUN BAAD KA TAQAANA MAXA KU DIIDEY IN AAD BOGAADISO WIXI WANAAGSAN EE LA QABTO GARYAQAAN MOHAMED GEELJIRE

OPTIMISTIC OR PESSIMISTIC

dhanbaalnews.HORTA MA XAGA DHALIISHA AYUUN BAAD KA TAQAANA MAXAA KUU DIIDEY IN AAD BOGAADISO MARKA AAD ARAGTO WAX WANAAGSAN OO LA QABTAY MISE XASAASIYAD AYAAD KA QAADA WIXII WANAAGSAN
DHAAQAmada aan WANAAGSANAYN EE MUDDOYINKI UGU DANBEEYAY KU SOO BADANAAYAY SOMALILAND AYAAD ARKAYSAA UUN QOF XAGA XUN UUN WAX KA EEGAYAA AMA AAD MOODO IN CUQDADI KU JIRTO AMA UU KU JIRO XILIGII KAAMBAynka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Gacantiisa ku Qaybiyey Buugaagtii uu hore uga balan qaaday inay ardayda Dugsiyada H/dhexe ku heli doonaan lacag la’aan, kawaas oo tiradoodu dhan tahay 1,000,200 (Hal Milyan iyo Laba boqol) oo Buug, kuwaas oo ay ka faa’iidaysan doonaan arday tiradoodu dhan tahay 153,077 (Boqol iyo Saddex iyo konton kun iyo Toddoba iyo Toddobaatan) Arday.

 

dhanbaalnews hargeisa office

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag