MAQAALO

Intan Garowe Ku sugna waxan La kulmi jiray subaxdi ku Farxadod oo

HRG (dhanbaalnews)6Safar Xiiso Gar Ah Ii Laha Ayu Aha
waxan Maray Dhul Badan & magaloyin Dhawr Ah waxan La
jabad Galay Dad Anan Aqoon u lahayn oo sheekoyinka Badana
ila wadagayay waxan Tabayay
in Naftayda wax ka Maqan Yihin
sababto Ah waxa subax kasta
An La kulmayay Kun Farxaadod
oo Ii Lab Qadi jiiray & Kun Naxdimod
oo Igaga Garirin Jiray

sababto Ah Markan Arku Ariinkan
Garowe U Tagay in U Hagag u socdo
farxad Ayay ii Ahayd dhanka kale
markan Maqlo shabab Aya cawa
laga Baqaya in Ay meel Qarxiso
Naxdin Aya La Gariiri Jiray sababto
Ah samayn Ayay igu Yeelanaysay
Ariinka Meesha ka Dhaca wayo?
Arbeerkadan Seexdo Kuman Aman Galayn oo Askarta Lu Yaqano BST
Ayan Ka Baqaya In Ay igu so Galan
Layna waydiyo Ariimo Dhawr Ah
oo Anan Jawab u Hayn

Markan Hargaysa Ka Baxayay
waxan Uga Baxay Kadiis Ciid Ii
warHaysayna May Jiirin Xata Naftayda Uman Sheegin Sheekada
Dhabta Ah Een U Tagayo Puntland
Shandadayda Ayunban Dhawr
surwaal Ku Qatay waxanan
tagay Hudheelka Ilama Muse
shiiracle Halkason Ku Maray sxb
igu Qali Ah Rubuc Wax Ka Yar
Ayano wada sheekaysanaynay

wanan Macasalameyay
waxano Aha wariye Abookor
waxano Iga Cudsaday in Aan wakhti
la Yara Jogo sii Aano Xog Dhab Ah
u Heeli Lahayn Lakin wakhtiga
Aya is Gurayay Kulaylka Cadceedana waan ka warwarsana Sida La Ajrigeed u ii macasalamayay
Halkasna waxan ka Racay gaadhi
qaad siday oo Ii istagay waxano.
Aha mid Ka Mida Saxiibaday
waa Fadxii mahamd Ali oo Aha
Daraawal Qaadle Ah
waxan sii Maray Deegano Fara badan
Dhul Qurooxdi & dhul Aan Qurooxba
Lahayn Guragalkaygo Waxa u Aha
oo Aan Diirada ku Hayay caasimada
Puntland Gaadhigi Qaadlaha Aha
waxa u ila tagay Borco Halkasna mu
dhafayn Lakin waxan ka Racay
Bassaska Yar yar Ee Miniga Lo Yaqano Halksna waxan Uga si Gudbay LasAnood Anigo Halka
Habeenki Ugu Ku Dhaxay
Habeenki Labadana uga sii gudbay
Garoowe

Hadrawi Aya Laga Hayay #
meelba ii Daloolsha #
daldabyo ii hayse#
Duuni waa Ku Dhaqaano#
Dhareen Lagama waye#
Deegmado Ma Nabadba #

Waxa Kamaradahayga Ku Eegayay
Kuwa Meelaha Fug Layskaga Eego
Iyo Kuwo Dhulka Meeshad Cagta
dhigaysaba Lagu Eego
Calashan Kamarad ma Wato Lakin
waxan u jeeda Argtidayda “

wax Kasto Aan is laha waxa ii Haystay Cadadiis badan oo Nafta
marar Badan Kantaroolka Ka Luminayay & istarays Badan
Lakin Hadda waan Ka Dawoway
wax kasta wanan so Gaba Gabeeyay
socdalki Aha

Tawakal Calalah
waxanan Garowe oo An Aad u jeeclaystay Jogitankeeda kaga tagay
xalay heest Ahay

waa Laysku So noqon waxi Nool
Aduunyada

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag