MAQAALO

Kulmiye waxaa inooga hadhay 13 november

Dhanbaal news.  Mudadii doorashaads somaliland  loo asteeyay waxaa ka hadhay 33 maalmood maalintii goobaha codbixinta loo dareeri lahaa kulmiye cimrigiisi waxaa ka hadhay 33 ka cisho ee ka hadhay doorashada somaliland

 

Sida aynu la wada socono waxaa boob iyo hantidii umada ka dhaxaysay uu kulmiye u tashaday muddadii uu xilka hayay  todobada sanno ahayd

  1. Bulshada somaliland badankeedu maanta  waxay is is badel ka rajaynayaan  xisbiga wadani oo la saadslinaayo in uu talada wadanka ku guulaysto

 

Mohamed abdi

Hargeisa

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag