Warar

MAAMULKA D.HOOSE EE HARGEISA OO XADEEYAY DHULKII DANTA GUUD AHAA EE LAGU SOO DAADIN JIREY HADHAAGA WASAKHDA KAWAANKA GAWRACA KA SOO BAXA

Dhanbaalnews.maamulka dawlada hoose ee caasimada hargeisa ayaan maanta xadeeyay oo moos ku soo wareejiyay dhulka danta guud ah ee lagu soo daadiyo hadhaaga ka hadha gawraca kawaanka oo lagu soo daadiyo bariga magalada hargeisa ee ka tirsan degmada ahmed macalin haaruun

Hawgalkan oo uu hogaaminayay xoghayaha fulinta dawlada hoose ee hargeisa ahmed yoonis juxa isagoo

 

 

 

xoghayuhu halkaa ka sheegay in aanu hunguri ka galin dhulka danta guud ah ee waskhada lagu soo daadiyo ugana digey dadweynaha in ku soo durkaan iyadoo halkaa moosas dhaadher lagu sameeyay

 

Dhanbaal.news hargeisa office

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag