Warar

MAAMULKA DEGMADA AHMED MACALIN HAARUUN OO SAAKA HAWL GAL WADDO BANAYNA KA BILAABAY DEGMQDAASI

Gudoomiyaha degmada ahmed macalin haaruun ee magalaada hargeisa garyaqaan.mohamed abdillahi geeljire ayaa saaka hawl gal wado banayn ah ka bilaabay degmadaasi

Isagoo sidoo kale sheegay gudoomiyuhu in ay baneeyeen sandaqado sharci daro ah oo lagu soo dhaweeyay wadada weyn ee taga ama jidka berbera isagoo dadweynaha uga digey in aanay ku soo durkin waddooyinka oo ay ilaaliyaan sharciga
Sidoo kale waxaa dhex socda ololihii cashuuraha oo uu dadweynaha ugu baaqay in ay cashuurta bixiyaan

Dhanbaalnews
Hargeisa office

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag