English News Warar

Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo booqday Balli dhiig Ugu Wan Qalay Magac Cusub EE Balli_Jano

Dhanbaalnews Staff

Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo booqday Balli dhiig Ugu Wan Qalay Magac Cusub EE  Balli_Jano

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar Oo Galabnimadii Shalay Gaadhay Qabalaha  BalliDhig Oo Ka Tirsan Degmada Gaashaamo Ayaa Sidii looga Bartay Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar Wuxuu Magaca Dhibka Wata Ee Colaad Ka Turjumayay Ee Balli Dhiig U Badalay BalliJano Oo Ka Turjumayo Nabad Galyo Iyo Horumar.
Madaxwayneheena Waa Astan Horumar U Taagan Oo Dhankasta Ka Dheeli Tiraya Shacabkiisa.

Waa madaxwayne la wadaagaya dadkiisa dhib iyo dhibaataba oo si gaara uga war haya xaaladhaa dadka dibad iyo gudaba

madax-2 madax-3 madax1

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag