MAQAALO

Maxa sanado iiso maray milicsiga Habeenimo khatar Badna isha mari qoralkan

Xasuus & maalmo Tagay
Isha mari qoralkan

Saka Ayunban Arkay isago Xabo
Saran tahay oo meel Tagan

Waxan xasuustay wakhti
Waxan Dib u Ceeliyay xasuustayda sanado Badan“ waxan Ka Racay
Gadhigan Kam Abookor waxana u xiiliga Qadi Jiray Shiidaalka isago kaso Qadi Jiiray Magalada Lo Yaqano Qabri Bayax) waxana xiiliga
La mari Jiiray wado wareeg Ah
Marka Aad jogto Abookor Ama kamamka Bariga sababto Ah xiliga
Waxa jiiray Ama socda Dagaladi sokeeyaha “ waxan U Baxnay Dhanka Hawdka Waa waddo jiid cade Ah
Waxan Gaadhnay magalada
Awaare ) marki Aano ka cashaynay

wano ka Tagnay Hurdo Ma Jiirto
Waa Guuro Gal waliba Khatar Badan

Sababto Ah meesha waxa ka jira
Dagaalo Lagu Huubtay oo U dhaxeeya Uruurka ONLF Wslf &
Dawlada Itobiya Waxano Fooda
Sarnay jiid cade Awaare Uga Baxay
Dhanka magalada Lo Yaqano
COOBOLE – waxan kasi xasuusta
In Tuuloyin badan Aan sii marnay
Intan La Gadhin ( coobole)
Aniga waa marki igu Horaysay
Waxan Indhahoda Eegay Darawalki
& Nin Nala socday oo Gadhiga Nala saarna wax kastana waan ka war Heelay in Khatar Badani Jiirto
Waxan Fadhiya Darawalka Dhinacisa

Waxano so Dhawaysanay qori saarna gadhiga sacado waa saqdheexe 3;00
Habeenimo dhulku waa Kaymo
Jiiq Ah Ninki Maray ayunba Garan kara sababto Ah dhulkan dhoxool Lagama shiido dhiirtana waa La ilaliya “ markaliya Aya waxa Hortayada Ka Muqday Nin Wadada ka talabaya wana Astanta lagu garto
Jabhada ONLF Markiba waxa Gartay Darawalki Gadhiga
Waano istagay ilay Dhulkaba waxa
Lagu Jiira Geed Geed Shiishka Aya
Na haysta sababto Ah Lama Kala
Garan Karo Xiili habeenimo Ah
Gawadhida Cadawga iyo Kuwa shiicibka Nin Kaliya oo Raamo Leh
Aya Nala Hadlay waxana u so istagay dhanka daqada darawalka
Waxa u Yidhi SALAMO CALAYKUM
bacdayn waxa u Waydiyay“ in Ano
Aragnay Ama xagano so marnay
Ano ku Aragnay cadawga waa ciidamada xabashida meeshan
Waxa laga Yaqana“ Ma Arag Ma Garanayo sababto Ah Haday cidamada itobiyanka Ahi ku Qabtan
Kuna waydiyan ma Aragtay ciidanki
ONlf Hadad Tidha waa kuwa kaynta
Ku Jira waxad Galaysa Baxar sababto Ah ; kama dhamanayan
Waxay ku Odhanayan kalay Naso tos

Hadal Dheer Ka Bacdi waa Nala sii
Dayay : waxan gadhnay Goor Barqo
Ah Magalada COOBOLE) sababto
Ah waxa jiiray Roobab wawayn
Oo Na xanibay Waxan Galay sii An
Uga Qoraacdo meel Meeheerad ah
Waxa Haysata Gabadh“ waxana Fadhiya Rag Ku Qayiilaya Ama Jabanaynaya waxa u baxaysa Hees
U Ku Luqeeyo MAHAMED MOGE;

Waxan La Yabay siday U Dhagaysanayan heesta sababtan
U Yabayna waa Diilka Ay u Gaysten
& dhagaysiga Ninki ay Dileen “
Isla markiba way ii Fahmen

Warya iidoor maxad La Yaban Tahay
Waxa sida Yidhi mid ka mida Ragi
Meesha fadhiyay waxan ugu jwb
Heesta ayan ka Heelay

Ariinta Igu la yabka Badnayd waxay
Ahayd markan Arkay Nin Geel jiire
Ah“ isla xeerada Dusheeda Dhigtay
Isbaaro Ama istab

dalxiis Macan Ayay ii Ahayd Xiiliga
Qabri bayax waxano Jognay 20
Ciisho oo shiidalka La sugayay
GADHIGAN ) booyad ma saarna
Lakin Foostoyin Badrol & nafato ah
Aya dusha la sara wana khatar
Hadi rasas lagugu riido gadhiga oo
Dhanba Qarxaya
Wan kaso Baxnay Qabri bayax
Socod dheer Oon So Marnay jidka
Taga dhagax buur markan ku
Leeyahay Dhagax Buur waa Jiidka No Banaan In Ano marno oo kaliya
Meel dheexe Aya laga Baydhaya

Waxan so gadhnay Kam Abookor

Waxa Halka lagu Iibiyay shiidaalki
Badh ka Mida inti kale waa ila
Daroor ) waxa dheexda No sii galay
Shufto meesha Lo Yaqano
Gashaanka maxa Dhacay?,??

Inyar Ayu Darawalku Ka Arkay
Qoriga Lagu Hayo & istag Istaag
Ka baxaysa Hareeraha Anigo
Waxan saranahay Dhakada
Gadhiga Hada waa shiidaalka
Dushiisa Lacag Jawaano
Ku Jirta Ayan Dul seexday“ waxan
Yara Nasiiyay oo Marka shiidhka
Gadhiga Galay kiirish Boyga

Waban Maqlay rasaas dhacaysa
Intan Eegay Ayan seexday markay
Dhan walba kaso dhacday
Madama An saranahay meel sare

Waxa dhigaha An Ag Hurdo ku dhacaysa rasaasta meel kasta
Way kaga dhacday : cabsida kaliya
Ee Ii Haysatay inti Rasasto socotay
Waxay Ahayd Anigo xasuusna
Waxan Aan dul Hurda in u Yahay
Shidaal

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag