Warar

MOYER KU XIGEENKA IYO XOGHAYAHA FULINTA D.HOOSE OO MAANTA QAABILEY DADWEYNAHA IYADO AHAYD MALINTI DADWEYNAHA

Dhanbaalnews.MOYER KU XIGEENKA CAASIMADA HARGEISA ABDI ASIS MOHAMED HASHI IYO XOGHAYAHA FULINTA DAWLDA HOOSE EE CAASIMADA HARGEISA AHMED YOONIS ADEN JUXA AYAA MAANTA BARXADA HORE EE DAWLADA HOOSE KU QAABILAY DADWEYNAHA IYADOO MAALINTA ISNIINTU AY TAHAY MAALINTA DADWEYNAHA CABASHADOODA LA DHAGAYSTO IYADOO QOFVWALIBA CABASHADIISA HALJAA MASUULIYIINTA HORTOOSA KA SHEEGAYAY WIXI LOO QABANAAYAY NA LOO QABTAY

Markii danbe waxaa la waayay cid loo shaqeeyo

TANI WAXAY KU TUSAYSAA IN DADWEYNUHU FAHMO IN AY JIRTO MAALIN U GAAR AH DADWEYNAHA OO AY TABASHADOODA KU SOO GUDBIN KARAAN UGUNA SOO GUDBIN KARAAN GUDIDA FULINTA CAASIMADA KOLBA WIXI AU KA CABANAYAAN U SOO GUDBIYAAN

 

 

Dhanbaalnews

Hargeisa office

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag