MAQAALO

QALINKII ABDIRAHMAN ADAN ,CALI MAREEXAN OO KU MUDAAHARAADAY DIYAARAD UU SAARA

marka aad masuul u noqoto umad jaahil ah ee aad adna ka sii darantahay waa caynkan ee anad wac cilmi ah madax ku noqon ee aad qabiil madax ku noqoto waxad ku kici karta wax aan sharci ahayn oo jahli kugu kaliifo ileen Abiil ayaad madax kunoqotay marka horabe haysatana cid kula qabiil aad moodeyso oo aan xilka umada kaga qadayn qaran dumis tusalle kuguna sacabtuma adigo dumiyey qarankii dhama oo qabiil kugu raaca waa iska caynka uun. tusalle shatci ayaa ka jira dunida inteeda kalle waxay meelkudhac ku samaysey sharcigii duulista diyarada ama shirkada wana denbi hadii lagu hello in ay wax isdaba marin ku samayso diyarada ama shirkada oo khalkhal geliso diyarada hadaysa hawada sadexad denbiga ayaa lagu helay lagagana rpgey diyaradii isagoo ah masuul qaran ayuu shoobare ku sameyey sharcigii diyarada ama rakaabka oo isna degey diyaradii isago aan ahan wasiirkii laha shaqadan ogna u hayn arinka xataa haduu xoogalaal yahay aan sharciga wacba ka bedeli karin waxa.ugu sacabtumay juhullo aan wax aqoona u.lahayn sharciga uu jebiyey modayana in uu geesi yahay hadii cadaladi jirto maxakamad halla soo taago cali xilkaqaadisna halagu sameeyo marrka ayey cadaladi jirtaa ama sharci jiraa

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag