MAQAALO

Qalinkii Cabdiraxman Aadan Muuse biixi maxaynu ku dooranaa ?

cajib.marka aad dadka caqligooda cayeyso waa iska caynkan uun.muuse biixi waa kuma.kulmiye wax qabtay waa kuma.hadaynu ku horayno muuse xiibi waa kuma.malintii.1991.burco lagaga dhawaqay somalind.laba sano ayuu ka mid ahaa.Ragii loodaba fadhiyey midaynta somalind iyo hubka dhigida.hubu dhigo daayo waxa uu.1.ka ahaa Ragii maryaha kalla baxay hooyoyinkii ukalla safri jirey hargaysa iyo burco wana malinta keliya ee dalku u bahna.sababtuna cidkalle oo inoo dhanta maynu hayn halka maanta aynu ka maranay.oo ay dalka joogan.100.prf. heer calami ahi.ina cigaal ayaa alle inoga soo diray.jahiladii uu kowda ka aha.muse bixi..1993.ayaa ina cigal u diray. arimaha gudaha.wixi aynu ka dhaxalay waa loo joogey.muuse.malinta ayuu xilka qaadis ku sameyey.ina cigaal.kana dhexsaray dadka somalind isagoo geedku xidhan ayuu dhintay ina cigaal.alle haw naxariste.2002.waxa geedki ka soo furay silanyo maantana uma bahnin muuse ee waxanu u bahanahay somalind oo mid ah waxananu haysana maanta.cid ka qimo badan.muuse biixi iyo koosda maryo furato.ee snm.ceebayska ah.kulmiya wax qabtay.mise siilanyo dee aniga fekerkayga.siilanya wax qabtay.wixi siilanyo qabtay muuse biixi ima sheegan karo.hadii cidi ii sheeganayso waxa ii sheegan kara xirsi oo ahaa gacantii silanyo ee muuse meellna kama soo gallo ana uma dirsan silanyana ma dirsan wixi khaldamay silanyey ka khaldanyihin wixi sax ahna silanyey u saxanyihin ee wax ku soo guur.muuse bixi buuga xusbiga new kulmiye waa buugi uu qoray siilanyo.202.ee new kulmiye inama cayi karo caqligena ee umada wax u sheeg dhaha oo yaan caqligina sida loo caayin bulsha weynta somalind dhamantiin.waad salamantin bro

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag