MAQAALO

Qiso ku saabsan taariikhda madow ee mujrimka moorgan. Qalinkii C/Casiis Cabdilahi Xandule

Qiso ku saabsan taariikhda madow ee mujrimka moorgan ceebtii ka raacdey burco ama wixii kaga dhacey maalin jimce aheyd 27 may 1988 markii 5.30 am aroornimo markuu mujaahid axmed mire soo weerarey aroor hore burco habeenkii hore ayuu moorgan hargeysa ka yimi una soo hoydey burco markii rasaastu is qabsadey oo loo sheegey iney soo galeen burco majaahidiintii SNM ayuu moorgan oo joogey guryihii indha deero ee xaafada 50 ama xerada gaaska askarta u dhow halka jidka berbera toos loo qaado ayuu Moorgan naftu waa macaan tahaye is yidhi haday SNM ku qabato waa halis naftaadu ee maxaad sameysaa intuu gurigii daaqada ka boodey ayuu jidka laameyga ah orod is dhigey isfaatkiina waa ka daba yaaceen sidaas bay ku baxsadeen oo sanweyntii kalee magaalada shiikh joogtey ku nabad gaadheen waxaa leysugu hanjabaa burco hadaad I deyn weydo waxaadan sidii moorgan daaqad ka boodeyn. 27 may.1988 waxaa dhegta dhiiga loo darey 1 cadceed 2 kabtan faalso 3 googarad iyo qadaad weyn kaloo fara badan. Waxaa bad baadey daauud dawaca jiqil oo ahaa taliye gaaskii markii janaraal cadceed dadka reer burco xidh xidho ka celin jirey. wax alle wixii dadka reer burco direyskii afweyne ku dili jirey maalintii jimcihii 27 may 1988 waala wada diley.. dhanka gobolka soolna laascaaamood waxaa laga saarey 15.10.2007 3 moorgan oo kaloo moorgan isku cid yihiin waxla diley iyo wax garoowe u cararey laga dhigey waxaa sool ilaa xadka jooga mujaahid mahad canbaashe cilmi sidaas baan moorgan iyo marya calasta farmaajo waxba uga aheyn dhulka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxaana ilaashada Waa dalkan ragii lahaa 1 ka yahay mujaahid mahad canbaashe cilmi iyo maxamed ashkir iyo hormuudkii ciidanka qaranka somaliland. Waad arki doontaan moorgan oo daaqad garoowe ka boodi doona moorgan xaga somaliland waa ka fule.

 

BY.MUJAAHID cabdicasiis cabdilahi ciise xandule Munich Germany

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag