Warar

Shir lagu gorfaynaayay xoojinta nabad gelyada oo ka dhacay xarunta degmada macalin haaruun

Dhanaalnews.SHIRKII NABAD GELYDA Degmada Macalin Haarun Hargeisa ee maanta

MAAMULKA DEGMADA AHMED MACALIN HAARUUN IYO SARAAKIISHA BOOLISKA EE SALDHIGA MACALIN HAARUUN ..GUDIDA NABAD GELYADA DEGMADA … AGAASIMAHA NABAD GELYADA CAASIMADA AYAA MAANTA SHIRKOODI NABADGELYADU KA DHACAY XAFIISKA GUDOOMIyaha DEGMADA MACALIN

IYADOO LAGA WADA HADLAAYAY SIDII NABAD GALYADA LOO SII XOOJIN LAHAA OO SI WADA JIR AH LOOGA WADA SHAQAYN LAHAA

DHINACA KALE WAXAA LA ISLA SOO QAADAY SIDII LOO XAKAMAYN LAHAA DADKA CAADAYSTAY IN AY DADKA MOOBILADA KA QAADAAN DHACNA U GAYSTAAN XILIYADA HABEENKII SHARCIGINA LOO HOR KEeNI LAHAA

SHIRKAN OO BISHIIBA MAR KA DHACA DEGMADA

 

 

Dhanbaalnews hargeisa office

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag