MAQAALO

Siyaasiga ugu saamaynta badan gobolka Awdal Axmed Muumin Seed

 

Sanadba Waxaa Foolaad ka Noqda Siyaasada Gayiga Somaliland Haldor ay muuqato Kartidiisa iyo Hogaamintiisu uuna ku Kasbado Hadal haynta iyo Taageerida Bulshada uu ku Dhex Nool yahay ee Somaliland.

Siyaasi Axmed Muimin Seed iyo Sanadahii lla soo dhaafay

Mudooyinkii u Danbeeyey Waxaa Foolaad ka ahaa Siyaasada Somaliland Mudane Ahmed Muumin Seed oo Xilalka ugu Sareeya kasoo Qabtey Mucaarad iyo Muxaafad intaba.

Ahmed Muumin Seed oo ahaa Aasaasayaashii Ururkii Wadani Dadaal iyo Karti Badan kadib usoo saarey in uu Noqdo Xisbi Awood leh oo kamida Xisbiyada Qaranka Somaliland isagoo Ahmed Muumin Seed ahaa Gudomiye Kuxigeenka Kowad lana odhan karo Xisbigu muusoo baxee Ahmey La aantii.

Gudoomiyuha waxaa looga heshiiyey
 Xisbiga Mucaradka ah dhexdiisa laguna 
waasiyey Xilkii uu Meesha Wanaagsan
 soo Gaadhsiiyey waxaanuu ka Qaatey Go'aan 
in uu ka Huleelo 
oo aanu Dugsan Cadaalad Xumada Wadani.

Waxaa uu uu ku soo Biirey Xisbiga Kulmiye oo ah Xisbul Xaakimka isagoo Micnihiisu aanu ahay waxdoon ee uu baadi goobaayo Goob Cadaaladi ka jirto waxaana uu Hada ka mid yahay Hogaanka u Sareeya Xisbiga kulmiye Gushana uu diyar u yahay in uu la dhaliyo.

Ahmed Muumin Seed Waa Hogaalka ugu Taageerada badan Gobolka Awdal sida Siyaasiyinta Qaarkood Maha siyaasi ku kooban Gobolka Awdal ee waxaa uu haystaa Kalsoonida Gobolada Somaliland oo Dhan si balaadhana looga yaqaana .

Qurba jooga Somaliland oo kolba isha ku haya Masuulka ay isleeyihin wuu u Qalmaa taagero waxaa uu ka haystaa Taageero baladhan waxaana ay Aaminsan yihiin in uu leeyahay Tallent Hogaamineed.

Gebgebada Qoraalkeyga Siyaasigan waxaa uu leeyahay Mustaqbal Siyaasadeed oo Muuqatana .

Allaa Mahad iska leh
La soco barnaamijka qiimatnta Siyaasiga

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag