English News Warar

Suldaan Maxamed C/qaadir Oo Xaalada Caafimaad Loogu Qaadi doono dhawaan Dalka Thailand

Hargeysa (dhanbaalnews)-Alla ha-caafiyee suldaankii guud ee saaladiinta Somaliland suldaan Maxamed C/qaadir, ayaa xaalad caafimaad darro loogu qaaday dalka Thailnad, kadib markii uu  xanuun  ku soo booday, isagoo ku sugan degaanka Somalida itoobiya.

Mulkiilaha Shirkada 571 Xaaji Kaysar Afdiinle  ayaa la sheegay inuu isagu  uu suldaanka  xaalad caafimaad ugu diray  dalka Thailand, waxaana raaci doona wiil uu dhalay xaaji kawsar oo la yidhaa Xamse. 

Xaaji ina afdiinle ayaa dhawaan ka soo laabtay isaguna dhakhtarkaa ku yaala Thailnad

Dhanka kalena ilaa hadda si dhab ah looma ogay nooca xanuunka ku soo booday suldaakii guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed c/qaadir, balse waxa la noo xaqiijiyey in xaalad caafimaad loogu qaadi doono suldaanka wadankaaThailnad 

 

ALLAHA MAHAD LEH DHANBAAL STAFF

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag