MAQAALO

Talo Soo Jeedin. Ururka dhalinyarada MAHURAAN wuxu u soo jeedinayaa…. Hoos ka Akhri Warkoo dhamaystiran

Talo Soo Jeedin.

Ururka dhalinyarada MAHURAAN wuxu u soo jeedinayaa kuna boorinayaa madaxweynaha la doortay. Mudane Muuse Biixi Cabdi inuu xoogga saaro :-
☆. Kaabayaasha dhaqaalaha
☆. Wax soo saarka dalka, sida
☆. Beeraha &
☆. Biyaha.
☆. La dagaalanka musuq-maasuqa baahsan ee dal & dad saameeyay. Kaas oo keenay dhaqan xun Oo aan dalka hore looga aqoonin. Dhaqankaas Oo ah qaataye qaado.
Marka intaa la helo dadku Waxay heli-doonaan
♡. Shaqo abuurid &
♡. Dhaqaalaha Oo kobca.

Horaa Loo Socday

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag