MAQAALO Warar

War deg deg ah Akhriso magacyada iyo qabiilada ra’iisul wasaare Khayre oo golihiisa wasiirada.. Mar 13, 2017

Muqdisho- dhanbaalnews    War deg deg ah Akhriso magacyada iyo qabiilada ra’iisul wasaare Khayre oo golihiisa wasiirada.. Mar 13, 2017 – jawaab Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wada latashiyadii ugu dambeysay ee soo dhisida xukumadda oo si weyn loo wada sugayo. Mudada uu haysto Ra’isul wasaaraha ayaa haatan kooban, waxaana warar hordhac ah oo aan helnay ay sheegayaan in liiska golaha wasiirada ay diyaarsan yihiin. Wararka ayaa intaas ku daraya in golaha wasiirada ay noqon doonaan kuwa beelaha ay uhelaan si isla eg oo aysan jiri doonin nidaamkii hab beeleedka ee 4.5-ka Si kastaba, Shabakadda Dhanbsalnrws ayaa ogaaneysa in subaxa hore ee arbacada oo ah 15-ka bisha lagu dhawaaqi doono liiska golaha wasiirada, hadii uusan isbadal deg deg ah ku dhicin xogta aan heleyno. Liiska xubnaha la filayo iney kasoo muuqdaan wasiirada cusub ayaa waxaa ku jira magacyo cusub iyo kuwa si weyn looga yaqaano Soomaaliya

✅ BEESHA DAAROD

Maxamed Jaamac Mursal Geelle ( Ogaadeen) Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante) Maxamed Maxamuud Caalim (Dishiishe, Axmed Harti, Daarood) Jamaal Maxamed Xasan ( Warsangeli )

 ✅ BEESHA HAWIYE

Maxamed Ibraahim Cali CAJIIB (Abgaal, Wacaysle ) Cabdirisaaq Cumar Maxamed ( Xawadle ) Saciid Nuur Giriish ( Habargidir, Ceyr ) Yuusuf Axmed Xasan Jeego (Gaaljecel)

✅ BEESHA DIR

Ridwaan Xirsi Maxamed ( Isaaq, Habar Yoonis ) Bashiir Sheekh Cumar Good ( Samaroon, Reer Nuur) Cabdullahi Cabdi Carab ( Dir , Surre ) Axmed Gaboobe Ugaas bile ( Dir, Gaadsan)

✅ BEESHA DIGIL & MIRIFLE

Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni ) Ismaaciil Axmed Aadan Polio ( Digil / Dabare) Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan ) Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )

✅ BEESHA SHANAAD

Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi ) Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax) Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar) Maryan Qaasim (Kulmis)

Dhanbaalnesw Staff

 

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag