Warar

WAR DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo Raiisal Wasaare u magacaabay waa kuma rasl wasaaraha cusub hoos ka akhri magaca iyo more info

Muqdisho. 23.02.2017-  Dhanbaalnews.com- Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Somaliya, ayaa wuxuu saakay magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda.

Madaxweynaha Somaliya, ayaa Ra’iisal Wasaarihiisa u magacaabay Xasan Khayre Cali, kaasoo ku cusub saaxada siyaasadda ee dalka.

Madaxweynaha Somaliya, ayaa waxaa uu hadda ku sugan yahay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyadoona uu ku wajahan yahay Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Dhawaanahaan wuxuu ku noolaa dalka Ingiriiska, isaga oo madax ka ahaa Hey’ada Soma Oil and Gas.

Rasal wasaraha ayaa ka soo jeeda Beesha Muruursade èe Hawiye

dhanbaalnews staff

1 Comment

Click here to post a comment
  • Taasi waxay ka turjumaysaa siyaasadda cusub ee uu durba galay dalka somaliya maadama uu madaxwayne farmaajo magacaabay ra’isal wasaare ku cusub saxadda siyaasadda. hanbalyo ayaan leenahay umadda somaliyed ee doortay madaxwaynahan soo nooleeyey jiritaanka somali ilahay waxaan uuga baryeynaa guul iyo horumar waa loo baahan yahay waxaanan odhan lahaa ha iska jarto in tii ay dagaaladu ka jireen somaliya dawladnimada iyo hiigsiga somalina halkii ay 70neeyadii gaadhay ha gaadho mar labaad

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag