Allgemein Baabuur iiba Baseball Basketball CAAFIMAAD English News Entertainment Fashion FILIMO Food & Drinks Football KARTOON SOMALI MAQAALO Music Taariikh Warar

Waxaa Magaalada Hargeisa Si Weyn Looga Dareemayaa Soo Dhaweynta Musharax Aqoonyahan Khadar Ciise Cabdi

Hargeisa(Dhanbaal-News) Waxaa magaalada hargeisa si weyn looga dareemay u diyaar garawga iyo soo dhawaynta murashaxa golaha deegaanka caasimada hargeisa aqoon yahan khadar ciise cabdi oo magaalada hargeisa ku soo fool leh maalinta arbacada ay taariikhdu tahay 17 bishan 10-2018.

Murashaxan golaha deegaanka caasimada hargeisa ayaa doonaya in uu wax weyn ka badalo dayaca iyo burburka wadooyinka caasimada hargeisa iyadoo in taasi ay u dheer tahay murashaxa in uu doonayo in uu geed dheer iyo mid gaabanba u koro kor u qaadka iyo horomarinta arimaha bulshada.

waxaanu uu doonayaa in uu xooga saaro isla markaan uga faai deeyo dad weynaha ku dhaqan caasimada hargeisa aqoontiisa oo uu leeyahay waayo aragnimo badan iyo lexejeclo uu u qabo dadkiisa taasina ay tahay sababta ugu weyn uu dalka hooyo u imanaayo isla mar’ahaantan isu soo sharaxay

bulshada reer somaliland ayaa inta badan saluug ka muujiya golaha deegaanka caasimada hargeisa balse Khadar taasi waxaa uu kaga jawaabay sida tan:-

„Waxaan ahaan doona qof u shaqeeya bulshadiisa ma noqon doono qof ka shaqaysta qaranka waxaann ahaan doona mid diyaar u ah in lagula xisaabtamo xilka loo igmaday hadii aad idoorataan.

Sidoo kale mar aanu bulshada wax ka waydiinay aragtidooda ku aadan musharaxnimada khadar ciise cabdi waxa ay noo bayaamiyeen inay si weyn u taageeri doonaan xiliga ay dhacayso doorashada goloyaashu, loona baahan yahay in la helo xildhibaano tayo leh una damqada dadkooda, isla mar ahaantaasina caasimada gaadhsiiya heer la mida caasimadaha aduunyada oo kale.

Khadar Ciise Cabdi ayaa Bulshada reer somaliland ugu baaqay in ay garab istaagaan si uu u dhiiri galiyo isla markaana u rumeeyo himilada bulshada reer  somaliland oo ah in ay helaan shaqooyin.

gabagabadii waxaa magaalada hargeisa laga rajaynayaa in maalinta arbacada uu soo gaadho murashax khadar ciise cabdi

 

 

 

Halkan hoose ka Daawo:- 

 

Hargeisa/Dhanbaalnews
WWW.dhanbaalnews.com

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag

Featured

Allgemein

Hargeisa(Dhambaal) Wasiirku xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Md Naasir Caydiid Ayaa Wararka Nagasoo gaadhaya Maamulka Degmada Salaxley Ay Sheegayaan Inuu amar kubixiyay inla xidho qaarkamid Ah kastamada Cashuuraha Degamada Salaxley Warkan Oo Uu Noo Xaqiijiyeen Masuulka Tirsan Maamulka Dawlada Hoose Ee Salaxley Ayaa Waxa Uu Noo Sheegay In Uu Wasiirku Shaqaalihii Laba Kastam Oo Cashuuraha Lagu Qaadi Jiray Uu Kasoo Qaaday Goobahoodi Isla Markaana Uu Ku Amray In Ay Tagaan Degmo kale Oo Aanu Deegaankani Hoos Tagin Masuulka Wuxuu intaas Noogu Daray In Wada Hadal Uu Hada Usocdo Wasiirka Iyo Maamulka Salaxley Isla markaana Ay Cabashadoodu Ugudbiyeen Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Dawlada Dhexe Hadaba Waxa Maamulka Iyo Dadwaynaha Deegaanka Salaxley Ay Iswaydiinayaan Sababta Kukaliftay Wasiirkan Inuu Arinkan Kukaco Isaga Oo Uu Wasiirku Uu Kamasuul Yahay Isla Markaana Ay Shaqadiisu Tahay Amniga Guud Iyo Nabadgelyada Dalka Ee Aanay Shaqadiisu Ahayn Kastamada Cashuuraha Dhawaan Ayay Ahayd markii Uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Uu Md Naasir Caydiid Isaga Oo Ah Gudoomiyaha Degmada Maxamed Mooge Uu Umagacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Dhanka kale Waxaa Iyana Iswaydiinleh Halkay iskasoo Galaan Maamul ahaan Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Wasaarada Maaliyada Siiba Waaxaha Cashuuraha Ee Kastamada ? Arintan Ayaa Ah Sharci jabin Taasoo Kahor imanaysa Nidaamka Ay kuwada shaqeeyaan Wasaaradaha Dalku Iyo Xeerarka Uyaala Taasoo Cadaynaysa Talaabadan Uu Wasiirku Qaaday Sharci Jabin Hadaba Waxa Ay Suaashu Tahay Madana Gaara Ayaa Jira Oo Uu wasiirku Kaleeyahay Deegaankaas ? Maxifiltan Gaar Ah Ayaa kadhaxeeya Maauuliyiinta Degmada Salaxley Iyo Wasiirka ? Ma wasiirka Ayaan Garanayn Shaqada Qaranku Uu U Igamaday Iyada Oo Ay Talaabadani Tahay Talaabo Aan Hore Udhicin ?