MAQAALO

WQ KHADAR M ASKAR Isha Mari Qoraalkan Maxad Ku Xasuusata Sanadkan Dhamaadka Ah Dhiib & dheef Maxu Ku Laha

 

Sanad waliba Hoodaiyo
Hawl & dhiibata &
Waxa u Hadimo Leyahay
———————
Sido Halku Dhiga sare ku Qorani
Tilmamayo “ sanadkastaba waxa
U Leeyahay “ dhiib & dheef
Lagu xasuusto “ hadaba Aniga
Khaddar mahamed Askar
waxan Marnaba maskaxdayda ka
Baxayn dhacdo Layaab Leehayd
Oon goob Jog “ u Aha . Biishi 2017/10 /14 / malin Sabti Ah
Waa Qaraxi isgayska soobe
Waxa Meel An Naga Fugayn Ku
Qarxay Gaadhi Laga so Buuxiyay
Qarax “ waxanu Galaftay Umad Lagu qiyasay shanboqol oo Qof
Dhawaco wuu Tiiro Beelay
Qiiqa & uurada Aya Hawada Qabsatay “ Goobta Qaraxo ka dhacay waxan Jogay Laba sacadood
Ka Hor “ waxanu Qaraxasi Noqday
Kii Abiid Ugu Darna ee so mara muqdisho ——
Waxan Ku xasuusta sanadki 2017
Qadhaadh & macaan is Garab socda
Waxan Boqday magaloyin ka mid ah
dalka somaliya sida Garoowe &
Muqdisho “ waxan La Kulmay
Dhacdoyin La Yaab Badan kuwo
Farxad Leh & kuwo Hagardamo wata
Waxan La so Kulmay buulsho
Kala Afkar Duwanahay “ intan socday“ sanadka 2017 waxa u Aha
Sanadki igu socdaalka Badna
waxan Heelay waxbadan Lakin isla
Markiba Hadana waan wayay:
Duunido waa siilsiilad wareegaysa
Ado Sugayay Ku Qadin#
Ado samray Ayay ku siin #

Xasuustayda Laguma So koobi karo
Qaliin Ama qoraal “ waxay iska Ahay
Qof Badwayn duuni Kula Jabtay oo
Kale “ oo Kulba dabaylaho Dhan u waddan ‚ Inta Nafto Kugu Jiirto
Kulay wax Kasta waad Arki Doonta
Waxa jira Wax Badan oo Naftayda
An Ka qariiyo “ sababto Ah
Markan U wayay jawaab sax Ah

Dhawaan Waxan Gali Doona socdaal
Insha Alla “ 2018 waxan Boqon
Doona muqdisho Ama jabuuti
Sida Quursha igu jirta

Alla mahad Leh
Khaddar m Akar

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag