Warar

“ Xukuumadu Waxay 70 Milyan Ku Dhisaysaa Xarun Madaxtooyo Xili Dadka Qaar Gaajo U ………“ Afhayeenka Xisbiga Waddani

Hargeisa(Dhanbaal-News)  Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah Ee Waddani Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun wuxuu jawaab ka bixiyay isla markaan xukuumada si adag ugu dhaliilay jawaabtii shalay ka soo yeedhay wasiirka wasaarada maaliyada somaliland Dr. sacad cali shire ee ku beeniyay dhawaaqa sheegaya 80 milyan oo dayn ah xukuumada soamliland ee xiligan ka arimisa ee uu hogaamiyo muuse biixi cabdi ay kala wareegtay xukuumadii hore

Sidoo kale barkhad jaamac batuun wuxuu xukuumada ku dhaliilay iyo bahda garsoorka ku dhaliilay xukunkii lagu riday dhalinyaradii darbi jiifta ee lagu xukumay lixda bilood isla markaan lagu soo xidh xidhay agagaarka wasaarada shaqo galinta

 

 

 

 

 

halkan hoose ka Daawo:- 

 

 

Follow Me Facebook

Video

BOQOR RAABI OO SHARAXAYA CADAALAD DARADA LAGU HAYO BEESHA::

Dhalinyarada Degmyooyinka Maxamud Haybe iyo Maxamed Mooge OO Baaq U Diray Maayir Soltelco iyo Cagawayne

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe oo Runta u sheegay mayar Soltelko

Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Somali Achievement Awards oo ka dhacay London UK markii 8aad sanadka 2016 ka Daawo

Suldan xusen cali waraabe oo xaal siiyay beesha Guyobe maxamed daud

Daawo Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Xaal siiyay Beesha Max,ed Daud Guyobe hadalkii suldan maxammed cabdiqadir oo duray beesha

Furitaankii Cisbitaalka Qotan dabo ee Degmada Sabawanaag